Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on April 15, 2016, 01:23:49 PM
-
Asc ditoore waan ku salaamay somali doctor waxaan rabay in aan ku waydiiyo
Shahwada kalar keedu waa noocey?
Shahwada manoqkartaa jaalo biyo biyo ah ama hadey dhar cadaan ku halowdo jaalowdo meesha ay ugu halaawday ?
Mar mar shah wadayda waxaan ku arkay caadan ayaa soo daadanaayo hadana waxaa lasocdo shahwo u eg yellow sida xaaqada oo kale ?
Maxaa sababo is badalada ku dhaco dhahwada mid muuqaaleed
-
Shahwada dabiici ga ah waa cadaan caano xigeen ah, marmarka qaar caddaanka wuu ku yaraan karaa.
Haddii ay dhar ku qallasho midabkeedu wuu isbadali karaa oo jaallo wuu noqon karaa, laakiin marka ay soo baxayso haddii midabkeedu huruud, jaallo ama shaah uu egyahay waa in aad dhakhtar la xiriirtaa, waxyaabaha sidaa ka dhigi karo waxaa ka mid ah infekshanka.