Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on April 15, 2016, 01:32:35 PM

Title: Su'aal: Waxaan sameeyaa jelq exercise mar badan?
Post by: Mr Mahamed on April 15, 2016, 01:32:35 PM
Ditoore waxaan sameeyaa  jelq exercise mar badan sidaasna ay tahay waxaa iiga imaado wax cundhuufta oo kale oo cad hadana jiid jiidma sidee saas u aheed ayaan ku tiray tiish tiishkiina waxaan ku arkay wax yar oo dhiig ah waana garan waayay ma dhibaato ayuu iigeesan karaa jelq exercise? Mida kale xubintana waan jiidaa si aad ah si ay iigu dheeraato ayadana masababi kartaa wax yaabahaas thanks
Title: Re: Su'aal: Waxaan sameeyaa jelq exercise mar badan?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:47:40 PM
Jelq excercise wuxuu dhaawici karaa ibta guska, sidaasne ku dheeraan mayso ee iska daa.
Akhriso qoraallo ku saabsan arrintaan:
1- Jelqing / Milking: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4072.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4072.0.html)
2- Weynaynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html)