Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on April 18, 2016, 12:19:23 PM
-
Asc doctor waxa raba ina iga sacideyso doctor nagta markey uur ledahay minkeda inu gadal u jesto so lamarabo ama sidisa hore uu ahayna tas iga jahil bixi doctor jazakallah
-
Waxa kaliya ee isbadalo markii hooyada uurka yeelato waa cabirka Minka ee booskiisa kama durqo, mana qalloocsamo, meel kalane uma jeesto.
Haddii ay arrimahaas dhacaan, dabiici ma ahan, mana la rabo inuu sidaa noqdo.
Hadduu minka gadaal u dhaco waxaa loo yaqaanaa "Retroversion", hadduu gadaal u qalloocsamo waxaa loo yaqaanaa "Retroflexion".