Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on April 18, 2016, 12:39:03 PM

Title: Su'aal: Aaryada ka imado farjiga dumarka?
Post by: Amranqaaali on April 18, 2016, 12:39:03 PM
Asc doctor aryada ka imado farjiga dumarka  nagta hadey uur ledahay maka iman karta micnaha minka hadu furan yahy le iney imado ayan u maleya
Title: Re: Su'aal: Aaryada ka imado farjiga dumarka?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 08:51:50 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2403.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2403.0)