Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdifarah on April 20, 2016, 11:08:16 PM

Title: Sualaha jawaabahoda
Post by: Abdifarah on April 20, 2016, 11:08:16 PM
Scww. Maadaama aad nagu dhahdeen suaashaada kshor kafoori in marhore lawaydiiyay dhalhteka si aad deg deg jawaabta uhesho .xageem jawaabaha dhakhtarka kaheli karnaaa si aaan ooga faaidaysano suaashaanada dhor . waaad mahadsan  tihiin bahda dhakhaatiirka .
Abdi
Title: Re: Sualaha jawaabahoda
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:23:04 PM
Markaa bogga soo gashid oo magacaaga iyo passwordka galisid, waxaa meesha kore ee magacaaga ka hooseyso ku arkaysaa:

Show unread posts since last visit.
Show new replies to your posts.

Haddii aad kan kore riixdo, waxaa kuu soo baxayo wixii qoraallo la qoray oo ka dambeeyay boqoshadii kuugu dambaysay bogga.
Haddii aad kan hoose riixdane waxaa kuu soo baxayo wixii jawaabo su'aalahaagii ama qoraalladaadii la xiriira.

Sidaas ayaa ku ogaan kartaa.

Waxaad kaloo samayn kartaa markii aad su'aasha soo gudbisid in aad click siisid button hoose oo ay ku qoran tahay "Notify" oo ah macnaheeda markii su'aasha la iiga soo jawaabo email ii soo dir, kadibne isla markii aad jawaabta kuu soo dahcaysaa.