Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fadxi2019 on April 21, 2016, 05:57:19 AM
-
Asc Dr,waxaan kaaga mahadnaqayaa baraarujinta caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed u gu soo gudbiso Webkan,intaas ka dib Malabka malasiin karaa haweeney uurleh,walibana bilaha hore ee uurka,tankale Malabka dawo ma u yahay TIIFOWGA.
Mahadsaind.
-
Horay ayaan uga hadalnay Malabka ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4490.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4490.0)