Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AarDacar on April 21, 2016, 04:19:20 PM

Title: Su'aal: Buskut Abu Waladku Halis Caafimaad Ma Leeyahay?
Post by: AarDacar on April 21, 2016, 04:19:20 PM
Mudo badan oo ay istic maalayeen umadda somaliyeed buskutkan waxaan jeclaystay inaan  wax ka ogaado hadii uu jiro dhibaato caafimaad oo uu yeelan karo iyo wax yaabaha xaqiiqo ahaan laga sameeyey ee aan ahayn inta ay dusha uga soo dhajiyeen.

Allaa Mahadleh
Title: Re: Su'aal: Buskut Abu Waladku Halis Caafimaad Ma Leeyahay?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:46:55 PM
Buskutka abu-walad waxaa lagu sameeyaa dalka Yemen, weliba magaalda Taciz, wadamo badane waa laga isticmaalaa, welina iyadoo dhibaato caafimaad laga sheegayo ma arkin.