Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salaado cali on April 21, 2016, 04:54:15 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cunnooyinka u fiican dhiigkarka?
Post by: Salaado cali on April 21, 2016, 04:54:15 PM
Cunooyinka i feecan dhiig larka waa maxay dr thanks
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cunnooyinka u fiican dhiigkarka?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:49:49 PM
Ka fogow isticmaalka cusbada badan, ku dadaal qudaarta, cagaarka, caanaha iyo cunnooyinka dabiiciga ah.
Haddii aad dhiigkar qabtid, si joogto ah u qaado daawada laguu qoray, jimicsina sameey.