Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on April 22, 2016, 01:40:58 PM

Title: Su'aal: Waxaa jeclahay in aan kaligeey ahaado?
Post by: Ashom on April 22, 2016, 01:40:58 PM
Waxaa jeclahay in aan kaligeey ahaado kaligeey in aan qolka isaga jiro dad ka manecbi lkn waxaa iiga raaxo badan in kaligeey ahaado .xaafada markaa kaligeey ahay iyo markii lawada joogo waa kala macaan tahay oo cidlada macaan badan . arinkaas caafimaad ahaan kawaran Dr.
Title: Re: Su'aal: Waxaa jeclahay in aan kaligeey ahaado?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:57:06 PM
Waa dabeecad aad leedahay mana ahan dhibaato caafimaad, dadkuna isku dabci maahan.