Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maanqabojiye2018 on April 23, 2016, 07:00:18 PM

Title: Su'aal: Waxan kcbnaa dhidid frbdn lugaha iyo gacmaha?
Post by: Maanqabojiye2018 on April 23, 2016, 07:00:18 PM
Asc dhqtar walal aad iyo aad umahasnthy howsha weyn aa umada uheyso alana ajar hakasiyo dhqtr waxan ku weydina aniga wxan kcbnaa dhidid frbdn lugaha iyo gacmaha iyo wajiga iyo shafqolaha kulel yar uma adkesn kro waa da aa sida roob cml waxa lxiriyay dhqtro bdn ilaa 2 dhqtr wxey isku racen in qaliin lsmeyo arintalagu bogsnyo qalinkna wxa lagu smenya sedad dhabrka mra aya lakla jraa dhididkna wuu istga bey igu yiriin dhqtar qalinka majira arintaa run matahy mise arinteyda maxa kloo lagu xlinkraa culeys aad iyo aad baan kuqbaa dhqtr mxa igula talin laheed mhsnid jwaab wacan
Title: Re: Su'aal: Waxan kcbnaa dhidid frbdn lugaha iyo gacmaha?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 10:01:12 PM
Qalliinkaas waa wax jiro, ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)