Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shosmanka on April 24, 2016, 04:40:48 PM

Title: Su'aal: Waxay ka cabanaysaa dhabar xanuun daran?
Post by: Shosmanka on April 24, 2016, 04:40:48 PM
xaaskayga waxay leedahay uur 3 bilood ah waxay ka cabanaysaa dhabar xanuun daran iyo dhinaca bidix oo haddii ay useexato naqasku qabanayo. waxan Dr codsanayaa talo caafimad. mahasanidiin.
Title: Re: Su'aal: Waxay ka cabanaysaa dhabar xanuun daran?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 10:04:23 PM
Waa in ay dhakhtar u tagtaa si loo ogaado waxa keenayo dhabar xanuunka, waxyaabo badan ayaa keeni karo qaar guud iyo qaar u gaar ah haweenka uurka leh.