Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.risaaq on April 24, 2016, 07:49:33 PM
-
asc dr ilahy haku barekeeyo .. inkasto aadan su.alahyga iga so jawaabin ... waxaan ku waydin lahaaa maxa keena in madaxa culees ad ka dareentid siiba wajiga dhafoorada indhaha dushooda o aragu xataa culees noqonayo marmar wuba yaraan aragu .. cudurke keeni kara ..dr
-
Waa nooc ka mid ah madax xanuunka waxaana loo yaqaanaa "Tension Headache", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)
Su'aalaha waa lagaaga soo wada jawaabaa, laakiin waxaan filaa in aadan garanayn meesha jawaabaha laga akhristo, haddii aad jawaabtaa aragtid, fadlan profile-kaaga gal ee su'aalaha aad soo gudbisay iyo jawaabahooda ka akhriso.