Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hero on April 24, 2016, 10:37:24 PM

Title: Su'aal: Sanada bdn badar aan si fcn u cuni karin?
Post by: Hero on April 24, 2016, 10:37:24 PM
Qof dumara hdana sanada bdn badar aan si fcn u cuni karin hade cuntana ku matageeso marka maxa kenay dr
Title: Re: Su'aal: Sanada bdn badar aan si fcn u cuni karin?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 10:08:59 PM
Cillado badan ayaa keeni karo sida dheefshiid xumo, cudurka gaaska, xanuun mindhicirrada ah ama xanuun ku raagay oo cunno xumo ku riday, waa in dhakhtar loo geeyaa qofkaas.