Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Omar_jma on April 24, 2016, 11:55:03 PM

Title: Su'aal: Cudurka Qamuunka Tonsil Stone?
Post by: Omar_jma on April 24, 2016, 11:55:03 PM
asc doctor suaala aya rabay inaa ku weydiiyo balse meel kale ma aqaan laakiin halkan aya macquul u arkay
1: tonsil stones ayaa isu arkay mudo afar bilood ah markaa hada dhaqtar la balansanahay isagoo operation lagu sameeyo iyo in caadi kolba aan iskaga soo saaro marka isu arko, midkee aya la qaatay
2: tonsil stones ma sababi karaa cancel ilaahay baa kugu dhaarshe i caawi walaal
3: Mida kale hada raashin sidaan u cuni laha aya igu adkaatay wa i xanuunaya cunaha bal doctor alaha ka jazaai siiyee jawaab iga sii
Title: Re: Su'aal: Cudurka Qamuunka Tonsil Stone?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 10:11:46 PM
Halkaan ka akhriso dhagaxaanta quumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0)

Mana keeno kansar.