Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on April 26, 2016, 06:15:22 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena in marka wadnuhu ku xanuuno naqas ku qabto?
Post by: Kaltuun on April 26, 2016, 06:15:22 PM
asc bahda somali doctors waxaan qabaa su aal ah marka wadnuhu ixanuuno ayaa naqas igu dhagayaa oo aan diiqadoonayaa tan kale quman ayaan leeyahy ma keeni karaan wadna xanuunka
thanks all of you
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena in marka wadnuhu ku xanuuno naqas ku qabto?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2016, 09:09:08 PM
Naqaska oo kugu dhago markuu wadnaha ku xanuuno waa astaan lagu garto wadna xanuunka, maadaama wadnaha uu kala wado shaqada jirka oo dhiiga u kala qaybiyo, haddii cillad gaarto waxa ugu horeeyo uu qofka dareemo waa naqaska oo dhibo iyo daal dhakhsi ah.

Quumanka haddii ay qofka ku soo laalaabtaan, waxay keenaan xanuun wadnaha ku dhaco oo loo yaqaano "Rheumatic Heart Disease", waa cillad ku timaado haniyaha wadnaha.

Laakiin waxaa jira xanuuno badan oo wadna xanuunka lagu qaldo ee fadlan la xiriir dhakhtarka.