Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khansa Abdirahman on April 16, 2016, 02:20:44 PM

Title: Su'aal: Qof aad u caato badan se lo naaxin kara?
Post by: Khansa Abdirahman on April 16, 2016, 02:20:44 PM
Asc wll waxan waydiinya dr da
Qof aad u caato badan se lo naaxin kara ayadon lo isticmalin wax daaawo ah
Title: Re: Su'aal: Qof aad u caato badan se lo naaxin kara?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 10:10:10 PM
Raac talaabooyinka halkaan ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1710.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1710.0)