Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on April 30, 2016, 08:11:45 AM
-
asc wlalahyga somaliyeed ee ku howlan pagekan bacda salaan waxaan rabaa in layga jaahil saaro daawada pencilinv da oo loo isticmaalo qumanka waa say soomaalidu isu dawayso dhakhtar qorayana ma arag e markaan laqo daawadaas ba dhiig layga furayaa sida caadada oo kale ah mana aha hadana marka daawada ha layga jaahil saaro fadlan waadna mahadsantihiin
-
Daawadaas waa antibiotic loo qaato xanuuno badan oo ugu horeeyo quunka, dadka qaar allarjiyo xun ayay u qabaan, dhiigbaxne wuu u keenaa dadka qaar sida afka, sanka iyo qeybta hoose oo hadaba aad ka cabanaysid.
Daawadaan waa inay ka fogaadana dadka ku xanuunsado ama allarjiga ku qabo sidaadoo kale.