Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaaadia on April 30, 2016, 05:53:44 PM
-
Dr asc wr wb dr walshayda aya dhib haystaa mar walba way murugaysantahay wayna cabsanaysa shacuurteedana maso gudbisan karto qafna lama shekaysanayso xitaa anaga bal iskaba daaye bulshada kaleto had iyo jeer feker joogta ah ayay ku jirtaaa waxayna shekadan bilawdey 2badaan sano kadib kahor way no ficneyd balse mar qura ayay is badashay ayada dhan ee dr bal maxa hayaadisledahay maxase talo nasin lahayd mahdsnaid shaqada wacan ad uqabanaysan bulshada somaliyedna aad ayaan idin kaga mahad celinaynaa qeer ayaan idinkuogahay halkaas kasi wada insha allah
-
Fadlan qoraalladaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0)
Kadibna gabadha halala sheekaysto, haddii ay diidane dhakhtar ha loo geeyo si loo ogaado waxa dhibayo.