Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on May 02, 2016, 04:06:44 PM

Title: Su'aal: Pulmicort Side Effects?
Post by: Abdi21 on May 02, 2016, 04:06:44 PM
Asc walalaheeyga sharafta leh salaan kafib waxaan ahay qof isticmaalo daawada pulmicort iyo sulmicort waxaan isku arkaa wax yaalo badan oo eey kamid tahay kabuubuo hurdada markaan kakaco ah gacmo dhidid iyo lugo dhidid daal badan qunfac marka aan dhaqtar utago isfahankeena ayaa adkaada waana waanka danishka waxaan kala saari waayay in dhaqtarka uusan ahmiyad iska keey siin iyo in aanan aniga aqoon sida dhaqtarka wax loogu sharaxo marka walaalayaal bal iiga soo jawaaba waxa eey keeni karto daawaaan oo ugu badan kabuubyo iyo deganaan la aan daal iyo tabar dari caatoobid iyo wax yaabo badan
Title: Re: Su'aal: Pulmicort Side Effects?
Post by: SomaliDoc on May 22, 2016, 07:33:46 PM
Daawada waxay ka mid tahay "Steroids-ka", waxaana filayaa in aad isku buufisid oo neef ahaan iskaga daawaysid, badanaa nooca la isku buufiyo dhib wayn laga lama kulmo, laakiin nooca cirbad ahaanta loo qaato ayaa dhibaatooyin laga dhaxlaa badanaa ee ka akhriso halkaan waxa ay yihiin kuwaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3223.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3223.0)