Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirashiid.osmaan on May 02, 2016, 08:17:56 PM

Title: Su'aal: Cuduradada ku dhaco Ciridka maxaa lagu daween karaa?
Post by: Abdirashiid.osmaan on May 02, 2016, 08:17:56 PM
Salaama Alaykum ... Dr ' waxaa rabaa in aan ku su'aal ku wediiyo

Cuduradada ku dhaco Ciridka maxaa lagu daween karaa ..
Title: Re: Su'aal: Cuduradada ku dhaco Ciridka maxaa lagu daween karaa?
Post by: SomaliDoc on May 22, 2016, 07:36:24 PM
Cudurro badan ayaa ciridka ku dhaco ee kee ula jeeddaa?
Wayna kala duwan yihiin siyaabaha loola tacaalo.