Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman Ahmed on May 04, 2016, 11:57:55 AM
-
sc, digtor. waxaan rabaa in aan wax ka ogaado tarbiyeynta caruurta iyo sida kor loogu qaado akhlaaqdooda, si garaadkooda iyo maskaxdoodu ay ugu filaato. oo ay u noqdaan caruur ka dhisan dhinacwalba oo noloshooda saamayn ku leh, inay nodaan kuwo
diinta, dhaqanka, asluub-hadalka intaba ka dhisan.
-
Talooyinka aad na soo waydiisay, ma ahan mid hal qoraal lagu soo koobi karo, waa cilmi dhan oo ku saabsan tarbiyada caruurta, waxaa haboonaan lahayd in aad noo kala qaado oo marba mawduuca aad xiisaynayso noo soo dirtid si aan kaaga haqabtirno, mahadsanid.