Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr Yarisow on May 06, 2016, 12:24:32 AM

Title: Su'aal: Qof jabo o rag ah in xaaskiisa laga ilaliyo?
Post by: Dr Yarisow on May 06, 2016, 12:24:32 AM
Asc dr waxaa jirta dhaqan somalida ay lee dahay o ku sabsan hadii u qof jabo o rag ah in xaaskisa laga ilaliyo sababto ah waxey le yhn ma bogsonayo! Lkn tan aaan rabo inan ogado waxey tahy o ay aminsan yhn dadka dhaqanka in gabadho hadii ay Jabto in ausan Kabmeynin inta ay Caado ka imaneyso sidaa darted waxey dhahaan ha loo guuriyo si ay cadada u jogsato si ay u kabanto xita waxey dhahaan marka ay uurka le dahay ayey si fcn u Kabantaa waxaa rabaa suashan danbe ee ku sabsan gabadha inad naga jaahil bixiso insha Allah iyo waxa u cafimadka ka aminsan yhy arintaan
Shokran Dr
Title: Re: Su'aal: Qof jabo o rag ah in xaaskiisa laga ilaliyo?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2016, 08:41:06 PM
Warkaas caafimaad ahaan ma jiro, haweenka markay uurka leedahay cunno xumo inay keento ayaa laga yaabaa, in nafaqada jirkeeda yaraato khaasatan kaalsiyamka oo muhiim u ah in lafuhu kabmaan, marka caado iyo uur toona lama xiriirto kabniinka.
Sidoo kale galmada saamayn kuma yeelato kabniinka, laakiin qofka jaban amuu kabka kala durkaa markuu galmoonayo ayaa dhici karto.

Akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha kabniinka dadajiyo ama u roon iyo waxyaabaha u daran: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6485.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6485.0)