Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimco Jama on May 08, 2016, 08:50:38 AM

Title: Su'aal: 4 yrs waxba ma dhalin?
Post by: Nimco Jama on May 08, 2016, 08:50:38 AM
 Walalalayal su aal baan idin ka sugayay muddo iiga soo jawaaba sida ugu dhakhsiyaha badan idinko mahadsan taladinu muhiim bay ii tahay  su aashaydu waxay tahay walal waxan ahaa xaas muddo afar sano ah wax ubad ahna maan dhalin dhiiga caadada aad ban ugu xanuunsan jiray walaw uu markii danbe gaadhay inuu hal maalin isagon badnayn iga yimado dhakhtar ban u tagy wuxuu i dhahay hoormoonka naasaha ayaa kugu badan saasa keentay in xubnahagi taranku diciif noqdaan makaankuna wuu ku bukaa sido kale wuxu i shegay in kaadi marenada iyo kaadi haystuba i bugto walal waxan garan waayay hoormoonka naasaha ee uu yiri wuu kugu batay fadlan iga jaahil bixiya raalina iga ahada hadan su aashi mar labad idinku soo celiyay
Title: Re: Su'aal: 4 yrs waxba ma dhalin?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2016, 09:45:01 PM
Waa hormoonkaan ee ka akhriso qoraal ku saabsan halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6359.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6359.0)