Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Harun Hurun on May 10, 2016, 06:29:42 PM
-
Asc doctor ilahay ajar iyo xasanaad
Doctor su , aal caafimaad ah baan qabaa
Xaasbaan leeyahay (reer baa ii jogo)
Doctor,: xaaskayga waxay qabtaa (cagarshow B)
Ee maxaan doowo siiyaah
(2) Doctor ani waxaan qatay talal inta ka hor
Mark dowadu maxay iga caawin
-
Cagaarshowga heer la daaweeyo ayuu leeyahay iyo heer daawada laga ilaaiyo waa in aad dhakhtar la xiriirtaa si loo kala ogaado.