Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan dayax on May 10, 2016, 11:47:31 PM

Title: Su'aal: Murqaha iyo kalagoysyada xanuun ah?
Post by: Hassan dayax on May 10, 2016, 11:47:31 PM
Walaalo salaan ka dib waxaan isku arkay murqaha iyo kalagoysyada xanuun ah .shuban iyo calool majiirid iyo cagaha oo i huraya  mudo 5 bil ka hor weeye shubankuna waa 2 week. Baadhis dhiiga ah ba laygu sameeyey waxba laga waa
Title: Re: Su'aal:
Post by: Hassan dayax on May 14, 2016, 03:24:24 PM
Salaan
Title: Re: Su'aal: Murqaha iyo kalagoysyada xanuun ah?
Post by: SomaliDoc on June 01, 2016, 09:52:35 PM
Xanuunka tiifowga ee caloosha ku dhaco loona yaqaano Salmonellosis iska baar, waxaadna ka baartaa saxarada, astaamaha aad tilmaantay wuu u eg yahay, cillad kalane way noqon kartaa.