Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on May 21, 2016, 06:29:49 AM

Title: Su'aal: Xanuun madaxa ah?
Post by: Kaltuun on May 21, 2016, 06:29:49 AM
asc bahda somali doctors bacda salaan waxaan rabaa in layga jaahil saaro madaxa waxa igasoo baxay wax sida fiixda ubuurbuuran oo hadaan taabto adag i damqanaya siiba margiyada ayey igasoo baxeen waana ibararaan margiyadu ayaamo ayey sidaa ahaan hadana waa burburayaan waliba waxaan joogaa magaalo xeeb ah kulka ma keeni karaa
shukran walaalahayaga soomaliyeed ee xilka iska kaaya saaray ushaqaynta dadka somaliyeed shukran alfa marah
Title: Re: Su'aal: Xanuun madaxa ah?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 09:05:42 PM
Waxaa fiican in la arko waxyaabahaas buurbuuran ee aad tilmaantay, fadlan dhakhtar la xiriir.