Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on May 22, 2016, 06:22:18 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Anafranil 25 mg?
Post by: m.mo141 on May 22, 2016, 06:22:18 PM
Waa maxay Anafranil 25 mg?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Anafranil 25 mg?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 08:42:04 PM
Waa daawo loo qaato, murugada, niyad jabka, welwelka, waswaaska iyo xanuuno kale oo ka agdhow isbadallada niyadda ku dhaco.