Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on May 28, 2016, 03:22:53 AM
-
Walaalaha qiimaha badan waad ku mahadsantihiin sida aad noogu soo gudbiseen noogagana faaiideeyseen waxtarka huruuda marka waxaan qabaa su aal ah qabkee ayeey u isticmaalayaan dadka neefta qaba iyo sanboorka mahadsanidiin
-
Huruuda waa la isku qiiqiyaa ama la isku uumiyaa intii biyo kulul lagu shubo, waxaa kaloo ku darsan kartaa caano qandac ah, kadibne waa cabaysaa ugu yaraan maalintii sadax jeer.
Akhriso qoraal ku saabsan sidaa sanboorka aad iskaga daawayn kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)