Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaatib on May 31, 2016, 09:26:41 PM

Title: Su'aal: Waxaa I cun cunaya xididka xubinta taranka?
Post by: Kaatib on May 31, 2016, 09:26:41 PM
Asc  all  somali doc  wan  idin  salamiy  saln  kadib  waxan  raba  in  layga  jwabo  suashan  ::kaadi  markay kaadi  iqabato  waxa I  cun  cunaya  xididka  xubinta  taranka  kaadidane  wa y  kulushahy  markay  iga  soobaxayso  nabraa  ku  yaalo  xubinta  taranka  maxaa  keenay  xanuunkas  & nabraa as? ???? Wad  mahadsantihiiin
Title: Re: Su'aal: Waxaa I cun cunaya xididka xubinta taranka?
Post by: SomaliDoc on June 18, 2016, 01:04:06 PM
Waa noo ka mid ah infekshanka, waxaana loo yaqaanaa Urethritis, wuxuuna qeyb ka yahay caabuqa kaadi mareenka, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)

U tag dhakhtar si laguu baaro.