Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Almis on June 01, 2016, 01:54:09 PM

Title: Su'aal: Waxaan dareemayaa xanuun ka bilaamaya gacanta bidix?
Post by: Almis on June 01, 2016, 01:54:09 PM
asc bahda somali medical waxane iniga mahadcelinaya adeega wgsn ee ade uu haysane bulsha somaliyeed illah ha iniga naxiirsto  marka xigta dictor waxana mudo badane oo hada gadhaysa sanad waxane marba marka ka dabaysa dareemaya xanun ka bilamaya gacanta bidix kadib hoose uu dagaya ila lugta midix wax yare kadib aya isku badalaysa ine lugta yeelato kabubyo ila moodo ioo ane moodayo bila awood kadib xanun wuxi uu wareega fedha oo ade xanuna taasi waxay keenay ine wadnuhu ise garaaco oo neftu igu yaarato oo jidhkaga oo dhaan aye noqda bila tamaar oo ane dhidido mudo iyo qanjidhada cuunaha oo xanuno oo isku xidhama wana leyahay dictor oo marka ane wax cuunayo waxane mooda ine wuxi cuuno ane cuuno ine labta ii fadhiso waxana ka dareema culays fara badane oo mar mar ane yeesho ine neftu igu yarato dictor mxd igu taali lahyd oo miyade ii sheegti xanunada sababa dhibtasi wuxi ade igu garanaysi allah kaga abaal maariyo
Title: Re: Su'aal: Waxaan dareemayaa xanuun ka bilaamaya gacanta bidix?
Post by: SomaliDoc on June 18, 2016, 01:00:36 PM
neefta oo ku gu dhegto, wadna xanuun iyo gacanta bidix oo ku xanuunayso iyo kabuubyo jirka ah waxay tilmaan u noqon kartaa cudur wadne ee fadlan sida ugu dhakhsiyaha badan ula xiriir dhakhtarka si lagaaga hubiyo in wadnaha iyo xididadiisuba aysan dhibaato qabin.
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0)