Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Almis on June 01, 2016, 02:01:18 PM

Title: Su'aal: Kaadida oo i gubta?
Post by: Almis on June 01, 2016, 02:01:18 PM
dictor waxane ku waydine raaba marka ade kaadiyo wax yare kadib wa dareema sidi qof kadidu aya ku dhagtay oo kale mar walba waa yellow weyane mxa keeena ine marka uu qofka kadiyo kadib uu dareemo sida wax ku dhagtay oo kale dictor.
Title: Re: Su'aal: Kaadida oo i gubta?
Post by: SomaliDoc on June 18, 2016, 12:58:25 PM
ka akhriso halkaan cudurka keeno in kaadida ay ku gubto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)