Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cishqimagan on June 03, 2016, 09:51:09 PM

Title: Su'aal: Daamanka Waxaa iiga soo baxay (Pimples)?
Post by: Cishqimagan on June 03, 2016, 09:51:09 PM
Doctor waan ku salaamay, Waxan ku weydiinaa. Wajigeyga Waliba daamanka Waxaa iiga soo baxo < Pimples> Marka Uu soo baxayo Ugu horeyn waxa uu noqdaa Meel Caadi ukuusan lkn Xanuunka aadan Gacanta ku taaban karin. Muddo laba illaa saddex maalin gudahood Waxa uu noqonayaa Sida Finka oo kale lkn haddii aanan Taaban wuxuu iska noqonaa kuus aan ixanuuneyn ugu dambeyn. Lkn haddii dhowr maalin kadib aan xoog uriixo si aan u bajiyo Waxaa kasoo baxayo Wax cad oo kuusan. Waan fiicnaanayaa lkn Meeshi aan sidaas ubajiyay wexey igu reebee Bar madow. Muddo badan ayaan isku arkayaa Dhibkan. Markaan ka fiicnaadana Bil gudaheed hadana mid Cusub ayaa soo baxayo. Maxaan ku daweyn karaa Doctor.
Title: Re: Su'aal: Daamanka Waxaa iiga soo baxay (Pimples)?
Post by: SomaliDoc on June 20, 2016, 03:13:26 PM
Waa nooc ka mid ah findoobka ama waxa loo yaqaano "Acne" ee fadlan la xiriir dhakhtar ku takhasusay maqaarka.
Akhriso qoraal ku saabsan Findoobka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)