Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rayaan Ahmed on June 03, 2016, 10:35:41 PM
-
Salama calaykum dr sual ban qaba .waa maxay poly ovary (pco)? Muxu sababa ama muxu keena? Maxase lagu daweeya?
-
Qoraalkaan ayaa kuu faahfaahin doona ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0)