Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Siciid Cawil on June 05, 2016, 04:54:12 PM
-
Asc salaan kadib waxaa ihaya cuno xanuun muddo ihayay waxaana sababay ilig /gaws xanuun labajeer ayaan dakhtar utagay wax isbadal ahna mahayo finan yar yar oo cad cad ayaa igasoobaxa maalmo kadibna way soodhacaan meeshana ay kasoobaxaana way soo go,aysaa xanuunkuna waajoogto markaa wax talo ah fadlan halaysiiyo
-
Finanka halkee ka soo baxaan? Waxa soo dhacayane waa maxay? Fadlan soo faahfaahi cabashadaada.