Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamed amiin on June 05, 2016, 12:13:04 PM
-
Asc dakhtar waa maxamed cali su,aal ayaan qabay oo ku saabsan caafimaadka su,aasha waxay tahay xiliyadaan oo kale markii la gaaro dadka badi anigu aan ka mid ahay waxaan ka cabanaa xanuunada ku dhaca sanka iyo indhaha waxaana la isku arkaaa bilahaan oo kale xiliga lente. sankii oo ku cuncuna ay usii dheertahay indhisisho badan marar qaar oo aan ufahmay carafta geedaha lkn aniga anigoo jooga gurigeyga ayaa mararka qaar aad u hindhisoodaa iyo indhihii oo ku gaduutaan kuna cuncunaan aniga ima gaduudan lkn aad bay ii cuncunaan haweenkii markaan seexdo weliba gacmaha la galaa cuncunka dartii subixii waxaan soo kacaa anigoo indhaha ibarsan sidoo kale aniga sankana waaka cabanayaa cuncun yar indhisishadeyduna way badan tahay dakhtar ayaan utagay goojo ayuu ii soo qoray waa kasii daray waayo waxaan isku arkay sanka oo cub idhaha iga xerma marka isticmaalo goojada waa furmaa markii geedaha igu soo neefsadaan goobta aan kunoolahay waa Nederland cuduradaan waxa la igu sheegay keliya in ay ka jiraan yurub gaarahaan xiliyada lentiga waayo geedaha ayaa soo nuraya marka faafaahin badan managa siin kartaa waa qodob muhiimad weyn uleh waaye bulshada soomaalida aad baan kuu salaamayaa dokhtorka
-
Waa xasaasiyad, waxaadna ka cabanaysaa Sanboor ee kaga bogo qoraalkaan waxa keeno, astaamaha lagu garto iyo qaababka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)