Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on June 07, 2016, 04:14:04 AM

Title: Su'aal: xaniin yaheeygu aad ayeey u Yar yaryihiin?
Post by: Ashom on June 07, 2016, 04:14:04 AM
Dr Ramadan kariim
Markaan yaraay ilaaa hada xaniin yaheeygu  aad ayeey u Yar yaryihiin mana koraan waxee LA eg yihiin toonta qeeybaheeda normal ka ah oo kale  ama suulasha gacmaha madaxooda oo kale ama ka Yar waxyar ..arin kaas bal kawaran digtoore .
Title: Re: Su'aal: xaniin yaheeygu aad ayeey u Yar yaryihiin?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 12:30:14 PM
Xaniinyaha oo yar waxyaabo badan ayaa keeni karo waxaana ugu muhiimsan hadduu khalal dhinaca hormoonada jiro ama aad isticmaashay daawo hormones ah, fadlan la xiriir dhakhtark u wiisiteeyo si loo ogaado cilalda jirto.