Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on June 07, 2016, 03:30:04 PM

Title: Su'aal: Hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba?
Post by: Mr Mahamed on June 07, 2016, 03:30:04 PM
asc ditoore wxn qabaa su aal taasoo ah raashiinka hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba marka aan dhargo biyo badan waan cabikaraa lkn rashiin macuni karo wax ooraashiin ah iyo biyaha aan cabo oo aad ubadan talo caafimaad
Title: Re: Su'aal: Hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 12:25:01 PM
Ma dabci aad weligaa lahayd mise wax kugu cusub?
Ma leedahay astaamo kale sida dibbiro iyo laabjeex ama lalabo ama culeys bogga kaa saaran markaa cunanda cuntid?
Wa xanuuno aad isku ogtahay ama daawo aad ka qaadatid ma jiraan?
Dhul kulul miyaa ku nooshahay msie dhul qabaw?

Fadlan su'aalahaas ka soo jawaab.
Title: Re: Su'aal: Hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba?
Post by: Mr Mahamed on November 12, 2016, 01:11:37 PM
ditoore waa dabci aan leyahay rashiin half haaf madhameen karo lkn biyo badan waan cabikaraa !
waxaan leyahay aryo badan oo kento xataa mar marka qaar dhuuso badni!
maya wax xanuun ah majiraan lkn waxa jira dhuun cariiri !
maya dhul kulul kuma nooli
Title: Re: Su'aal: Hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2016, 03:40:36 PM
Fadlan saxarada iska baar si loo fiiriyo hadduu jeermis bakteeriyo ama gooryaan uu jiro, dharagta deddegga ah iyo dibbirada iyo dhuusada badan intaba way leeyihiin, cudurka gaaska sidoo kale wuu leeyahay astaamahaas.

Waa muhiim in aad baaris saxarada ah laguu sameeyaa ee dhakhtar la xiriir.