Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sfarah0104 on June 08, 2016, 12:52:16 PM
-
Asc Dr markale wan kusalamay wana mahadsantahay suasheydu wexey tahay labada dhafoor xidido ku jiro ayaa aad ushaqeynaa oo iboodbooda waxaad moodaa in dhiig ka tirabadan uu ku jiro oo cadaadis uu dhiigu ku haayo markaan farta ku taabto waan dareemaa hadan farta ku cadadiyo xoga nafisa ayaan dareemaa marka mexeey tahay ciladaas mar mar waxaan isdhahaa amaa xidada xiranyijiin oo dhiigu meel uu maro la yahay meel kalane ima xanuuneydo wana mahadantahay
-
Waa cillad jirta waxaana loo yaqaanaa "Temporal Arteritis", cilladu waa xidadaaas oo xanuunsan ama balbalsan, marka dhiigga marayo waxay leeyihiin culeys iyo xanuun, markii la cadaadiyane qofka wuxuu dareemaa raaxo.