Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on June 09, 2016, 03:49:06 AM

Title: Su'aal: Ramadaanta 5ta ugu danbeesa?
Post by: Jaamac2020 on June 09, 2016, 03:49:06 AM
Asc dhakhrar waxaan idin wediinayaa suaal ramadanta ku saabsan  5 cashoo udanbeesa ama aakhirka bisha Ramafaan tacbaan baan noqdaa maxamili karo maalinta ciida markaan subaxdii quraacdo malintaas waan xanuusanayaa dhinac baan udhacayaa inaan malintaas iyo habenkaas jifo weyaan.
Title: Re: Su'aal: Ramadaanta 5ta ugu danbeesa?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 01:05:16 PM
Isbadalka dheefshiidka ku dhaco badanaa waxaa la dareemaa maalinta ciida maadaama maalin wax la cuno ay calooshaada hilmaantay, taasoo qofka ku xanuusan karo weliba wayxaabaha ciiidda la cuno sida xalawada oo kale.