Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedxaan on June 12, 2016, 04:10:44 PM

Title: Su'aal: Waxaan ahay qof aad iyo aad u siigeysan jiray?
Post by: Maxamedxaan on June 12, 2016, 04:10:44 PM
Asc  waxaan halkaan uga   mahad naqayaa dhamaan somalidoc mahad naq aan messege kusoo koobi karin sida ay isugu xilsaareen in ay umadooda wax u qabtaan wll su,aa sheyda koowaad waxey tahay waxaan ahay qof aad iyo aad u siigeysan jiray isbuucii 3-4 jeer ayaan siigeysan jiray maxaa yeelay waxaan cuni jiray fitamin badan mararka qaar waxaan siigeysan jirey xilliga qoraxda ay ku lushahay sida  6:00   waxaan arintaan waday muddo 6 sano ah  waxaanna dareemaya raganimo daciif 100/85 mar maxay saameyn ku yeelan kartaa raganimadeyda waxaanna uqaatay in aan guursan karin
Title: Re: Su'aal: Waxaan ahay qof aad iyo aad u siigeysan jiray?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 10:15:12 AM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)