Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiselamhaji on June 13, 2016, 08:03:26 PM

Title: Su'aal: Kaduudiye baa igu dhacay?
Post by: Abdiselamhaji on June 13, 2016, 08:03:26 PM
Acwr Diktoorada sharafta leh 5bari ban qabay kaduudiye , 3malinoo hore qandho 2danbana shuban iyo haraad aan qandho lahayn. Saxarada aan baaray gooryaanka ambeebo bay sheegeen marka antibiotics macuni karaa 5bari buu ihayay kaduudiyaha waxaana moodaa inay qandhadiisii idaysay xoogaa qanjiro xanuuna mooyee,
Adinko mahadsan hadaad ii suaasha ii dadajin kartaan isku daya. Mahdin
Title: Re: Su'aal: Kaduudiye baa igu dhacay?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 10:18:14 AM
Warbixinta kaduudiyaha ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6618.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6618.0.html)