Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Guudlaawe on June 14, 2016, 02:38:43 PM

Title: Su'aal: Sidee loo gudbiyaa HIV?
Post by: Guudlaawe on June 14, 2016, 02:38:43 PM
asc walaal ilaah ajar ha idinka siiyo dadaalka aad wadaan
waxaan idin weydiinayaa su,aasha ah
aabaheey ayaa guursaday islaan qabta HIV waxa uu qabay 2 bilood inkastoo mudo uu ka maqnaa 25 casho ayuu xaafadeeda u hoyaaday markii la baaray aabe waxaa la dhahay ma qabtid inkastoo muraalka uu ka jabay marka walal sidaas cudurka aabe maku qaadi karaa
Title: Re: Su'aal: Sidee loo gudbiyaa HIV?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 11:19:41 AM
Ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0)