Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qudhac on June 19, 2016, 06:22:51 PM

Title: Su'aal: Dhagdhaga afka?
Post by: Qudhac on June 19, 2016, 06:22:51 PM
Asc! Dr su,ashan  inabadan ayan ku waydiyay sababto ah afkayga dhagdhagisa wax lo dul qadankro maaha . Ugu dambayn waxan raba inana ku waydiyo dr Dhagdhaga afka dawo maleyahay lagaga takhaluso ? haday ha tahay se lo daweya? Se maleyahay dawo ku meel gaadh ah o ugu yaran malintii ka joojinaysa dhagdhaga afka?
Mahadsanid dr
Title: Re: Su'aal: Dhagdhaga afka?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 02:17:38 PM
Fadlana talada aan horay kuu siiyay iyo baaritaanka aad u baahan tahayba ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6278.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6278.0)