Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Safiya on June 22, 2016, 02:32:31 PM

Title: Su'aal: Faa'iidada Batiikha?
Post by: Safiya on June 22, 2016, 02:32:31 PM
 Asc dhammaan dhaqaatiirta waqtigeeda ku tabarucay intaa kadib waxaan si dabacsan u doonayaa in la iiga soo jawaabo suaashan waxaan rabaa faa'iidada Batiikhqa Mase cuni karaan dadka qaba macaanka Batiikhqa iyo Xabxabka

mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Faa'iidada Batiikha?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:19:57 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5841.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5841.0)