Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed love on June 23, 2016, 11:08:30 PM

Title: Su'aal: Timahaygu aad ayay u daadanayeen?
Post by: Axmed love on June 23, 2016, 11:08:30 PM
Dr marka hore aad baan kuu salaamaya marka xigta
Dr waxaan ku weydiinayaa
Intii ramadaanta lagu jiray timahaygu aad ayay u daadanayeen   gaar ahaa fooda hore dib ayay u durkeen hada sanxayihiina way i dhadheradeen
Marka aan sida u taabto dr madaxayga mesha iga hosaysaa wada timay noqonaysaa
Dr calaamadahaan ayan isku arkay
?Dhakada oo i cuncunta marna i daqnata
?qolfo oo hadba meel madaxa ah ku samaysmaya
?timahaygii khafiif noqday
?timahaygii oo dib u durkay
? timaha oo hadaan gacanta ku wad wado xoog usoo daadanaya

Markaa dr maxaa sababay marka hore maxaase xal u ah

Waxan aqristay qoraal ad kaga hadashay bidaarta cudurka ah

Haday yadii tahay ka hortag ma leedahay

Timuhu se sidii hore maku soo noqonayaan

My age waa 19

Dr jawaab ayaan kaa sugayaa ilahay haku barakeeyo
Title: Re: Su'aal: Timahaygu aad ayay u daadanayeen?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:24:11 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=687.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=687.0)