Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on June 30, 2016, 11:59:21 AM

Title: Su'aal: Dr uur Ayaan leeyhy laba blood ah?
Post by: Umu caaisha on June 30, 2016, 11:59:21 AM
Asc Dr sharafta leh Ramadan kariim. .sual iga jaahil bixiya. Dr uur Ayaan leeyhy laba blood ah waana xanuusanahy. .matag badan iyo cunto aan qaadan karin. .waxan isticmalee o dr ii qoray faleembo Glucose. .waxana la iigu daraa laba cirbadood oo Kala ah Vitamin B complex iyo Vitamin B6 wax dhib ah amee uur jiifta u keenaan amase ilmaha igu Koriyaan
Title: Re: Su'aal: Dr uur Ayaan leeyhy laba blood ah?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:30:40 PM
Maya wax dhib ah ma keenayso, sababta laguu siiyane waa wallaca aad ku xanuunsatay, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=200.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=200.0)