Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alzubeydi on July 01, 2016, 06:13:28 AM
-
Suaal waxa igu dhacay 7sano kahor feer culus dhanka bidix daanka maalmihi hore waxan daremi jiray kabuubyo ilaa dibnaheyga soo gaartey kadib tartiib ayey iga dhamaatay kabuubyadi waxyar maahe wali waxaa daankeyga kamuuqda dunsanaan iyo meel kuusantay wax dhibaato iguma heyso lakin dareen malaha kuuskaas daankeeyga kuyaal dr malaiga khali karaa dhaawacaas dhib la aan.
-
In la sawiro oo la ogaado meesha dunsan iyo waxa soo kuusan waxa ay yihiin, kadib ayaa la go'aan karaa in xalku uu qalliin yahay iyo in kale.