Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bakars0n on July 02, 2016, 01:36:39 PM
-
Asc Dr aad ayaan ku salamayaa.
Dr talo cafimaad ayaan u baahanahay.
Waxan xanunsanahay mudo 3bilood .
Waxaan isku arkay cantuuf tiro badan iyo saxarada oo adkaatay sidi digada u kuuskuusan dhanka dhabarkana xanuun yar ayan ka daremayaa.
Xero qaxoti ayan ku nolahay dhaqtar fican ma helin magalada markan tagay sadax jeer ayu daawada H.pylori iso qoray.
Dr maxad igula talineysaa
-
Ugu yaraan labo liter oo biyo ah cab maalintii, isbadal fiican waad dareemi doontaa insha'llah.