Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salman Moh on June 14, 2016, 09:52:24 AM

Title: Su'aal: Dulqaad La'aan Iyo Weliba Xanaaq Xad Dhaaf Ah?
Post by: Salman Moh on June 14, 2016, 09:52:24 AM
Asc Dhamaan Waan Idin Salaamaya
Doctor Waxaan Isku Arkay Dulqaad La'aan Iyo Weliba Xanaaq Xad Dhaaf Ah Marks Maxaa Talo Ah
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Dulqaad La'aan Iyo Weliba Xanaaq Xad Dhaaf Ah?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 11:18:47 AM
Haddii aadan horay u lahaan jirin dabcigaan waa in aad dhakhtar u tagtaa si laguu waraysto, lagaana baaro xanuuno keeni kara in qofka uu dabcigiisa badalmo, laakiin haddii ay dabci kuu ahayd waxaad u baahan tahay la talin iyo waraysi dheer, waxaana ku haboon dhakhtar "psychologist" ah.