Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu Muxamed on July 13, 2016, 07:42:34 AM

Title: Su'aal: Urta jidhka?
Post by: Abu Muxamed on July 13, 2016, 07:42:34 AM
Asc dr
In muddo ah waxaa ihaysay ur aan dabiici ahayn oo ka imanaysa jidhkayga oo igu haysa dhib wayn oo iga saartay umadii marka fadlan iiga soi jawaab haddii daawo loo cunayo iyo haddi kaleba iiga jawaab
Thanks dr
Jazakalaah
Title: Re: Su'aal: Urta jidhka?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:48:08 PM
In urkaas uusan dabiici ahayn ayay u badan tahay ee fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6517.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6517.0)